4
Views
0
Downloads
30
Likes
Abstract

Waxa jira sheeko ka danbaysa diyaarinta qalabkan. Waxana ay mudantahay in aad waxoogaa nala wadaagto. Sida hordhaca ku xusan mashruucani gaar ahaan wuxuu xididadiisa bilowga ah ku leeyahay laba gobol oo waawayn oo caalamka ka mid ah, badhtamaha iyo bariga Europe iyo lama dagaanka Africa dalalka ka hooseeya. Hase yeeshee dadaalka diyaarinta iyo baahinta qalabkan tababareed ee sida sahlan loo isticmaali karaa waxa ay bilaabantay sanada badan ka hor markii hayada UN-HABITAT ay ku nidar gashay ina ay keento qalab tababar oo loogu talagalay saraakiisha dawlada hoose ee dalalka soo koraya.

 

Publication Year
2001
Publisher
UN-Habitat
Number of Pages
161 pages
ISBN
9211318645