Download
Tilmaaha
Share
Number of pages
74
Publication date
2012
Publisher
UN-Habitat

Tilmaamaha Xirfadeysan ee Farsamada Dhismooyinka

Tilmaamaha xirfadeysan ee farsamada dhismooyinka waxaa sameeyay mashruuca “Sustainable Employment Creation and Improved Livelihoods of Vulnerable Communities in Mogadishu (SECIL)” “Shaqo abuurista joogtada ah iyo sare u qaadida nolosha bulshada taagta daran ee ku nool Muqdishu (SECIL)” ayadoo ku saleysan khibradda hey’adda unhabitat u leedahay mashaariicda guryeynta, horumarinta kaabayaasha, dhib-u-dhiska iyo dayactrika ee soomaaliya. ayado la tix raacayo Buugga ay qortay Heini Muller’s ee “Basic Construction Training Manual for Trainers” “buugyaraha tababarka aasaasiga dhismaha ee tababarayasha” Buugga tababarka ujeedadiisu waxay tahay in sare loo qaado tayada xirfadleyda ka shaqeeysa dhismaha iyo sido kale sare u qaadidda tayada dib u dhiska iyo soo kordhinta farsamooyincusub.